Daawo Sawirada: Madaxweyne Farmaajo oo kulan xog wareysi ah la yeeshay Masuuliyiinta ….

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan xog wareysi iyo wadatashi ah la yeeshay masuuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga La Socodka Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Guddiga Dib U Eegista Dastuurka ee Madaxa Bannaan kuwaas oo uga warbixiyey halka ay marayaan hawlaha dhammeystirka Dastuurka iyo arrimaha hortabinta u leh. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka … Continue reading Daawo Sawirada: Madaxweyne Farmaajo oo kulan xog wareysi ah la yeeshay Masuuliyiinta ….